wararka Qardho

asuuliyinta Gobolka karkaar kuwa Degmada Qardho iyo saraakisha laamaha amaanka oo uu hogaaminayo Taliyaha Qaybta Policeka Gobolka ayaa wada gurmad baaxad leh iyagoo keenay wiish gaarigii geela wadey looga daad guraynayo geeli uu siday
Halka kooxo u badan dhalinyaro ay gurmad u fidiyeen dad roobku wax yeelo u geystay waxaa lasoo sheegayaa dad ku xaniban xaafadaha ay biyihu galeen oo iyagana gurmad loo fidinayo.
Wali xog dhameystiran oo ku aadan qasaaraha ay biyuhu geysteen ma jirto laakin waxaa muuqata in uu badan yahay qasaaraha

Post a Comment

0 Comments