Fadlan ha isticmaalin mobeel dab ku jira
inta badan waan isticmaalna mobeelka isagoo dabka kujira balse ma ogin khasaara naga soo kaari kara
wiil dhalin yaro ah ayaa isku dayay inuu telkiisa dabka isagoo ku jira inuu ku hadlo khasaaraha kasoo kaarayna waad aragtaan fadlan shere dheh
mahadsanidiin
0 Comments