Shaqada @ shaqalaynta

Image may contain: 1 personNo automatic alt text available.Image may contain: 1 personImage may contain: 1 personNo automatic alt text available.Gudiga loo xilsaaray raadinta xog ku saabsan xiriirka ururada shaqaalaha kana bixiya fahan guud, Gudi qaban qaabinta iyo wacyi galinta Gaba gabada shirka waxaa soo xiray xoghayaha joogtada Wasaaradda Shaqda iyo Arimaha Bulshada Xasan Shariif Cusmaan waxuuna sheegay in Wasaaradda kalinta uga adan ay ka qadan doonto dhisida ururkaan tababaro loo furi doono ramadaan ka dib.
Shirkaan midka xiga ayaa lagu madalsan yahay in laga dhageysto war bixino labo guddi oo kala ah guddiga wacyi galinta shaqaalaha Soomaaliyeed iyo gudiga Raadinta taariikhdii iyo macluumaadka xiriirada shaqaalaha Dowlada ee heer caalami iyo heer Sokeeye.
Waxaa la isku afgartay in Workshop loo qabto guddiga qaban qaabada oo ay ka kooban yihiin dhamman shaqaalaha hey’adaha dowladda ramadaanka ka dib. Magacyada gudiga wacyi galinta shaqaalaha Soomaaliyeed.
1. Dahir Said Hussin
2. Axmed C\qaadir Cali
3. Xasan Maxamud Dafare
4. Axmed Salaad Axmed
5. Samiiro Alas Shire
Magacyada gudiga Raadinta taariikhdii shaqaalaha Soomaaliyeed.
1. Xasan Cali Axmed
2. Axmed Cilmi Waasuge
3. C/rashiid C/laahi Xaydar
4. Maxamed Maxamud Cali
5. C/laahi Cusman Cumar
No automatic alt text available.

Post a Comment

0 Comments